Dowlada Yemen oo laga qabsaday Cadan iyo xulufadii Sacuudiga oo dhexooda isku dhacay

Sida ay sheegayaan Wararka laga helayo magaalada Cadan ee dalka Yeman ciidamada Golaha Gooni u goosadka Koonfurta Yeman ay caawa qabsadeen Madaxtooyada Magaalada Cadan iyo guud ahaan caasimadda KMG ahayd ee dowladda Yeman. Ciidamadan oo ay sameysay, isla markaana ay taageerto dowlada Imaaraadka Carabta ayaa Caawa la wareegay Xarunta Madaxtooyada ee Macaashiiq, waxaana isaga baxay … Continue reading Dowlada Yemen oo laga qabsaday Cadan iyo xulufadii Sacuudiga oo dhexooda isku dhacay